Duration 16:8

Somali Short Film | ILMADA KU HOREE 2 ( QEYBTII LABAAD )

319 698 watched
0
8.8 K
Published 24 Oct 2018

Somali Short Film | ILMADA KU HOREE 2 ( QEYBTII LABAAD ) #hosow_production SOO DHAWAADA, ugu dambeyn waa kanaa Filmkii ay bulshadeena inagu xiran jecleysteen qeybtiisa labaad. waxay ahayd runtii waqti dheer ka hor intaad naga sugaysaeen waxaana u sabab ah inaanan marka hore ku tala galin inaan sii wadno iyo inay hawlo kale oo badan iyo film sameynta isku wadno, aad ayaad u mahadsantihiiin dhamaan. waxaan dhamaan u mahadcelinaayaa asxaabta qiimaha leh ee ka qeyb qaatay soo saarida filmkaan, oo ay ugu horeeyaan saaxiibkeey GARASHO PRODUCTION /channel/UC2cNIyiusZUHONs2-_QK4kQ oo ku fara yareystay colour ga=radingka filmkaan iyo sidoo kale sxbkeey Shuayb Nure /channel/UCbO-N4t13dCJ9dg2EJwb8Kg . iyo dhamaan asxaabta naga sugaysay inta uu ka imaanaayo xiisna u haysay. Fadlan SHARE iyo LIKE haka hagran channelkeenana kusoo biir oo SUBSCRIBE DHEH si aad inoogu taxnaato. MAHADSANIDIIIN.

Category

Show more

Comments - 1802